Terms & Conditions

Waxaa markii ugu dambeysay la cusbooneysiiyay: Maarso 25, 2021

Fadlan si taxaddar leh u akhri erayadda iyo Shuruudaha kahor inta aadan isticmaalin Adeegeenna

Tarjumaad iyo qeexitaan

Tarjumid

Erayada xarafka ugu horeeya la wayneeyay, waxay leeyihiin macnayaal lagu qeexay shuruudaha soo socda. Qeexitaannadan waa inay yeeshaan macno isku mid ah, iyadoo aan loo eegin inay keli ama jamac yihiin.

Qeexitaanno

Ujeedooyinka Erayaddan iyo Shuruudaha

  • La xiriira Macnaheedu waa hay'ad maamusha, oo si guud ula socoto "kontoroolka" lahaanshaha 50% saamiyada, xaqa lahaanshaha iyo xaq u helidda inay u codeeyaan doorashada agaasimayaasha ama maamulka kale.
  • Wadan Waxaa loola jeedaa: Soomaaliya
  • Shirkad Waxaa loo tixraacayaa "Shirkadda", sida "annaga" ama "kuweenna" heshiiskan, waxaa loola jeedaa Goobaal
  • Aalad Waxaa laga wadaa aaladda inay awoodi karta adeeg sida mid computer, Taleefonka gacanta ama Ipad-ka sawir gacmeedka lagu sameeyo
  • Adeeg
  • Tixraaccu waa Mareegta
  • Xeerar iyo shuruuddo Sidoo kale waxaa loola jeedaa "Xeerar" oo micnahooda yahay ilaalinta erayada ku qoran shauruucdan u taagan gebi ahaanba dhismaha heshiiska adiga iyo shirkadda marka loo eego icticmaalka adeegga.
  • Hay'ad saddexaad oo bixisa adeegga baraha bulshadda Waxay macnaheedu tahay in adeegyadda ku jira, sida xogta, warbixinta, badeecooyin iyo adeegyo
  • Mareeg Tixraaccu waa Goobaal, habka lagu booqdo mareegta oo ah sida hoos ku xusan http://www.goobaal.so
  • Adinka Waxay micnaheedu tahay in shaqsi kasta oo awooda inuu soo booqdo ama isticmaallo adeegga ama Shirkadda ama hay'ad kale oo sharci ah oo wakiil ka ah qofka soo galaya ama isticmaalaya Adeegga, si la fulin karo.

Mahadnaq

Kuwani waa xeerarka iyo shuruucda lagu maamulo isticmaalka adeeggan iyo heshiiska kaasoo u dhexeeya adiga iyo shirkadda. Xeerarka iyo Shuruucdan waxay dejiyeen xuquuqda iyo waajibaadka dhammaan macaamiisha isticmaala Adeegga.

Inaad heshid ama isticmaasho adeegga wuxuu ku xiran yahay ogolaanshahaagga iyo u hoggaansanaanta Shuruudaha iyo xeerarka ee khuseeya dhammaan booqdayaasha, kuwa maamula iyo kuwa kale ee heli kara inay isticmaalaan Adeegga.

Inaad heshis ama isticmaasho adeegga, waxaan ogolaanaysaa inaad u hogaansantid xeerarka iyo sharuucda degsan. Hadii aad ogolaan wayso qeyb kamid ah xeerarka iyo sharuucda kadib awood uma yeelan doontid inaay hesho adeegga.

Waxaad wakiil ka tahay naftaada, xaqiiji inaysan da'daada ay ka wayn tahay 19 sano. Shirkaddu ma u ogolaanayso kuwa ka yar da'dooda 18 jir inay isticmaalaan adeeggan.

Helitaanka iyo isticmaalka adeegga waxaa ku xiran shuruud ah ogolaanshahaagga iyo inaad u hogaansamaysid siyaasadda xogta gaarka Shirkadda. Siyaaddda xogta gaarka waxay qeexaysaa siyaasadeenna iyo habraacyada aruurinta, isticmaalka iyo bixinta macluumaadkaaga shaqsiyeed markaad adeegsaneyso App-ka ama Mareegta oo kuu sheegaysa xuquuqdaada gaarka ah iyo sida sharcigu kuu ilaalinayo. Fadlan si taxaddar leh u akhri siyaasadeenna gaarka ah kahor inta aadan adeegsan Adeegeenna.

Xiriiradda Mareegyada kale

Adeegeenna waxaa laga yaabaa inay ku jiraan lifaaqyo kale hay'ad saddexaad mareegaheedda ama adeegyadeedda kuwaasoo aan lmulkiyadooda lahayn ama maamulin shirkadda.

Shirkaddu ma maamusho sidoo kalena wax mas'uuliyad ahna kama saarna waxyaabaha ay ka kooban tahay, siyaasadaha xogta gaarka ama adeegsiga waxyaabaha ku jira bogagga dhinac saddexaad ah. Waxaad sii qireysaa oo ogolaanaysaa in shirkadda aysan qaadeynin mas'uuliyadda si toos ah ama dadban dhibaato kasta oo kaasoo gaarto waxyaabaha ku jira mareegyo kale.

Waxaan si adag kugula talinaynaa inaad marka hore iska akhriso xeerarka iyo shuruucda iyo siyaasadda xogta gaarka ah ee dhinaca saddexaad mareegahooda aad booqanaysid ama adeegyadooda.

Joojin

Waxaa laga yaabaa inaan joojin ama hakin ku sameynayno si deg deg ah helitaankaagga iyadoo aan laguugu soo wargelin, sabab kasta ha noqotee, oo ay ku jirto xadidid la'aan haddii aad jebiso Shuruudahaan iyo Xeerarka.

Isla markii aan joojinno, waxaad xaq u yeelanaysaa inaad isticmaasho adeegga, kaasoo si dhaqso ku istaagi doonno.

Xaddidaad Mas'uuliyadda

Iyadoo aan eegaynin khasaarooyinka laga yaabo inaad la kulanto, dhamaan mas'uuliyadda shirkadda ee ku aadan mid kasta oo ka mid ah macaamiisheedda raaca Shuruucda waxay waxyeeladooda ku xaddidnaan doontaa $ 0.

Ilaa xadka ugu sarreeya, ee uu oggol yahay sharciga, si kastoo ahaato, Shirkadda ama Macaamiisha bixiya adeegyadeeda mas'uul kama aha mas'uul waxyeello gaar ah, hadii ay noqon lahayd mid lama filaan ah, aan toos ahayn, ama waxyeelladeeda la ogaa, waxkasta oo aan ku xadidnayn waxyeellada khasaaraha sida luminta xogta iyo macluumaadka, carqaladeynta ganacsiga, dhaawaca shaqsiyeed, luminta xogta gaarka, ee ka dhalata ama la xiriirta adeegsiga ama awood la'aanta isticmaalka adeegga, barnaamij ama qalab ay leedahay hay'ad saddexaad oo loo isticmaalo adeeggan ama haddii kale lala xiriirinayo qodob ka mid ah Shuruudahaan, xitaa hadii Shirkaddu ay bixiyaasha adeeggeeda/badeecadaheeda waxaa lagula talinayaa inay fiiro gaar ah u lahaadaan suurtagalnimada dhibaatooyinka ka imaan kara, oo kasoo kabashadooda ay adag tahay.

Dowladaha qaar sharcigooda ma oggola in meesha laga saaro damaanad-qaadka ama in la xadido mas'uuliyadda dhibaatooyinka ka dhalan kara, hadii ay ahaan lahaayeen kuwa si lama filaan ah ku dhaca ama ka dhasha natiijadda qalad la sameeyay.

"AS IS" iyo "SIDA LA HELI KARO" waa afeef

Waxyeellada ku timaada nooc kasta oo digniin la'aan ah. Xaddiga ugu badan ee uu sharciga oggolaanayo, Shirkaddu oo afkeeda ku hadlaysa ama xaruumaha xiriirka ama gacansaarka la leh ee ruqasadda u haysta bixinta adeegyadeeda/badeecadaheeda waxay si cad u diidayaan damaanada, ha ahaato mid cad, mid maldahan, mid sharci ama mid kale, marka loo eego Adeegga, oo ay ku jiraan dhammaan damaanadaha ku xusan heshiiska ganacsiga, jirdhis ujeedo gaar ah, cinwaan iyo ku xadgudub la'aan, iyo dammaanado ka imaan kara dabcan la macaamilka, habka waxqabadka, adeegsiga ama shaqadda ganacsiga. Iyadoo aan ku xadidnayn wixii aan soo sheegnay, Shirkaddu ma bixineyso wax dammaanad ah ama wax qabasho ah, mana sameyneyso wax matalaad ah nooc kasta oo adeegga uu buuxinayo rabitaankaaga, ku guuleysanaya natiijooyin kasta oo loogu talagalay, noqonayo mid la jaanqaadi kara ama ku shaqeyn kara barnaamij ama App kasta, nidaamyo ama adeegyo ah, si kala go 'la'aan, oo waafaqsan waxqabad kasta ama heerarka la isku halleyn karo ama qalad la'aan ha ahaado ama wixii khaladaad ama cilado ah waa la sixi karaa.

Iyadoo aan ku koobnayn waxa laga baaqsan karo, Shirkadda ama xafiisyada gacsansaarka la leh ee bixiya adeegyadeeda ama badeecooyinkeeda ma matalaan ama ma bixiyaan damaanad-qaad nooc kasta, sheeg ama tilmaan: (i) sida waafaqsan howsha ama helitaanka adeegga, ama macluumaadka, alaabaha, iyo agabka ama badeecadaha ku jira; (ii) Inuu ahaado adeegga mid aan kala go'lahayn ama qalad la'aan ah; (iii) Inuu ahaado mid sugan, la isku halleyn-karo ama sugnaanta macluumaad kasta ama badeecadaha lagu iibiyo adeeggan (iv) Inuu adeegga goobaha laga bixiyo, badeecadaha ama e-mail-da lagu soo diray magaca shirkadda waa kuwa ka maran Fayrus, qoraallo, trojan horses, worms, malware, timebombs ama waxyaabo kale oo walyeello leh.

Shirciyadda qaar ma ogola in laga saaro damaanadaha ama in la xaddido xuquuqda macaamilka, sidaas darteed dhammaan ka-saarista iyo xaddidaadda kor ku xusan adiga kuma saameynayso. Laakiin xaaladdan oo kale, ka-saarista iyo xaddidaada lagu qeexay qaybtan ayaa lagu dabaqi doonaa inta ugu badan ee lagu fulin karo sharciga ku habboon.

Sharciga Maamulka

Sharciyadda wadanka, marka laga reebo kuwa la xiriira colaadaha, waa inay waafaqsanaadaan xeerarka isticmaaka adeegga. Adeegsigaaga Goobaal ayaa sidoo kale raad ku lahaan karto sharciyada kale ee maxalliga, gobolka, qaranka, ama caalamiga ah.

Xalinta Khilaafaadka

Haddii aad wax walaac ama muran ah ka qabtid Adeegga, Waxaad ogolaataa inaad marka hore isku daydo inaad ku xalliso khilaafka si aan rasmi ahayn adoo la xiriiraya Shirkadda.

Loogu talagalay Macaamiisha ku sugan qaaradda Midowga Yurub (EU)

Haddii aad tahay Macaamiil ku sugan Yurub, waxaad ka faa'iideysan doontaa qodobbada qasabka ah ee sharciga waddanka aad ku nooshahay.

U hogaansanaanta Sharciga

Waxaad matelaysaa ama damaanad qaadaysaa (i) inaadan ku sugnayn dal kaasoo saaran cunaqabateynta ama lagu calaamadeysay inuu yahay dal "taageera argagaxisadda" iyo (ii) in aadan ku jirin liiska dowladda ee dhinacyada laga mamnuucay ama xayiraadaha saaran.

Loo haysto iyo laga dhaafayo

U qabsasho

Haddii qodob kasta oo kamid ah Shuruudahaan loo arko kuwa aan la dhaqan-gelin karin ama aan shaqeynaynin, qodobkaas waa la beddeli doonaa oo waxaa loo fasirayaa inuu waafaqo ujeeddooyinka inta ugu badan ee suurtogalka ah ee sharciga ku habboon iyo qodobbada haray waxay ku sii socon doonaan si buuxda oo dhaqan gal ah.

Tanaasulid

Marka laga reebo sida halkan ku xusan, ku guuldareysiga in la isticmaalo xuquuq ama u baahan in la fuliyo waajibaadka ku xusan sharuudahan ma saameyn doonto dhinac awoodeda ee ah in uu ku dhaqmo xaquuqdaas ama u baahan yahay waxqabad noocaas ah waqti kasta oo intaas ka dambeeya mana noqon doonta ka tanaasulka jebintu mid ka dhaafeysa wixii jebin ah ee xigta

Tarjumaad Tafasir

Sharuudahan iyo Xeerakan waxaa dhici karta in lasoo tarjumay, hadii aan iyaga kuugu darnay adeegyadeena. Waxaad aqbashay iney qoraalkodii asalka ahaa ee luqada Ingiriiska in la tixraaci doono haduu isqabqabsi yimaado.

Isbadalada Sharuudahan and Xeerarkan Xiligeynoqoto

Hadeey noqoto in la badelo, anagu waxaan sameyneynaa dadaal macquul ah, kuna soo gudbineyna isbedalada cusub sodon maalmood ka hor inteeysan hirgelin.

Laga bilaabo, Waxaad aqbashay sharuudaha la badelay. Hadii aadan raali ka aheyn sharuudaha cusub, kuligood ama qeyb ka mid ah, fadlan jooji isticmaalka degalkan iyo adeegyadiisa

Nagala so Xiriir

Hadii aad qabtid su'aalo ku saabsan Shuruudaha & xeerarka, waxaad nagala so xiiri kartaa: